News

Muqdisho (Faallo ) — Sanadkii 1969kii ka hor intaysan ciidammadu afgambinin dowladdii rayidka, waxaa Soomaaliya ka dhacday ...
Under the new policy, airlines flying to Somalia have been instructed not to allow Taiwanese passport holders to board planes ...
Xafiiska ku-simaha guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ahna guddoomiye ku-xigeenka labaad ee ...
Inter-clan feuding is one of the characteristics that anthropologists seized upon when writing about pre-independence Somalia ...
Shir ku saabsan dib-u-eegista Waxbarashada Puntland oo ku soo xirmay magaalada Garoowe ayaa waxa ka soo baxay baahida deg deg ah ee loo qabo kordhinta hannaanka maalgelinta Waxbarashada Puntland.
Mas’uuliyiinta Puntland iyo Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ula kala wareegay maxaabiis dagaal oo labada dhinac ku kala qabsadeen dagaalkii magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Xukuumadda ...
Boosaaso (Wararka PP) — Xildhibaannada iyo madaxdhaqameedka ku midoobay dallada siyaasadeed, ee “Barsan”, oo ka soo jeeda gobollada Bari iyo Sanaag, uguna saameynta badan baarlamaanka Puntland, ayaa ...
Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed kooban soo saartay ayaa shaacisay in ay heshiis maxaabiis is weydaarsi la gaartay dowladda Somaliland, iyadoo aysan jirin gacan kale oo u kala dab-qaadaysay labada ...
Boqollaal Soogalooti Itoobiyaan ah ayaa Todobaadkan dib ugu soo bilowday degaannada Puntland, kuwaasi oo is aan kala joogsi lahayn ugu qulqulaya magaalada Boosaaso. Tan iyo bilowgii Todobaadkan waxaa ...
Xiisad iyo dhaq dhaqaaq ciidan oo ka dhan ah xukuumadda Madaxweyne Deni ayaa ka aloosan degmada Badhan ee Gobolka Sanaag, taasi oo salka ku haysa muran ka taagan soo dejinta Jaadka Miirowga ee laga ...
Xubno ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo laga soo doorto Gobolka Bari ayaa riixaya in ay fadhiga soo socda ee bisha June soo gudbiyaan mooshin ku saabsan kala baxa Puntland iyo khaatumo. Xildhibaanno ...